You are currently viewing ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’  (๐”๐๐†๐‘๐€๐ƒ๐ˆ๐๐†, ๐‰๐€๐๐”๐€๐‘๐˜ ๐ˆ๐๐“๐€๐Š๐„ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘)

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ (๐”๐๐†๐‘๐€๐ƒ๐ˆ๐๐†, ๐‰๐€๐๐”๐€๐‘๐˜ ๐ˆ๐๐“๐€๐Š๐„ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘)

Jaamacadda Bariga Africa Qardho waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardyda haysata Diplomoyinka ee dhammaysay Macaahidda iyo Jaamacadaha inay Jaamacaddu u dhammaystirayso Bachelor-ta.

Waxaana arday loo qaadanayaa Kulliyadda Daawada iyo Culuumta Caafimaadka (Faculty of Medicine and Health Science) qaybeheeda kala ah.

๐Ÿ- ๐๐š๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐ 
๐Ÿ- ๐๐š๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž๐ซ
๐Ÿ‘- ๐๐š๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง

FG: Waxaa ardayda loo sameeyey qiima dhimis dhan ๐Ÿ๐Ÿ“%.

Isdiwaangelintu waxay ka socotaa xafiiska Jaamacadda ee ku yaal qorrax kasoo baxa shirkadda korontada ENEEYE Qardho waxayna ku egtahay ๐Ÿ๐Ÿ“-๐…๐„๐-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘.

Wixii faah-faahin dheeri ah kala xiriir:+252-90-7739363, +252-90-6793838.
Ka faaiidaysi wacan.

Leave a Reply