𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 (𝐔𝐏𝐆𝐑𝐀𝐃𝐈𝐍𝐆, 𝐉𝐀𝐍𝐔𝐀𝐑𝐘 𝐈𝐍𝐓𝐀𝐊𝐄 𝟐𝟎𝟐𝟑)
Jaamacadda Bariga Africa Qardho waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardyda haysata Diplomoyinka ee dhammaysay Macaahidda iyo Jaamacadaha inay Jaamacaddu u dhammaystirayso Bachelor-ta. Waxaana arday loo qaadanayaa Kulliyadda Daawada iyo Culuumta Caafimaadka (Faculty…