Ardayda Kuliyadda caafimaadka xoolaha ee jamacadda Bariga Africa faraceeda Qardho ayaa baaris iyo daaweynta xoolaha u sameeyey qaar ka mid ah xoolo dhaqatada deggan dooxada ‘Aada’ iyo ‘Garweyne’ ee hos yimada Degmada Qardho.
Ardayda aya sidoo kale muddadii ay ku jireen Field training-ka waxaa ay soo qaateen practical kala duwan, tusaale,sida loo qaado
-pulse rate
– Respiratory rate
– Temperature.
Practical Field-ga waxaa hoggaaminaayey Dr Abdalla Farah Kereri.









Mnsha allah