Qada Sharaf. Maamulka Jaamacadda Bariga Africa faraca Qardho ayaa qada sharaf u sameyey macalimiinta ito howl wadeenada Jaamacadda.
Ujeededa qadada oo ahayd xiritaanka sanad Daraaseedka 2023-2024 ee Jaamacada. Gudoomiyaha Jaamacadda Bariga Africa Faraca Qardho Sheikh Faarax Cabdullahi Cumar ayaa Maamulka iyo Macalimiinta uga mahadceliyey sida hufan ee ay…
