You are currently viewing Electrical Engineering for Buildings Training

Electrical Engineering for Buildings Training

Jaamacadda Bariga Africa Qardho ayaa bilawday Tababar ku saabsan Gelinta Koronta Guryaha (Electrical Engineering for Buildings), Wuxuuna soconayaa Tababarku muddo asbiic ah.
Waxaana Tababarka bixinaaya Eng. Cabdiraxmaan Axmed Cabdullaahi.

Leave a Reply