Guddoomiye ku xigeenka Akaadeemiyadda Jaamacadda Bariga Afrika Prof. Cabdisalaam Maxamed Ciise Salwe ayaa ka qayb galay Xuska Madaxweynihii ugu horreeyey madaxda Soomaaliya AHUN Aadan Cabdulle Cismaan oo 29 June 2024 ka dhacay Magaalada Mogadisho.
![You are currently viewing Prof. Cabdisalaam Maxamed Ciise Salwe ayaa ka qayb galay Xuska Madaxweynihii ugu horreeyey madaxda Soomaaliya AHUN Aadan Cabdulle Cismaan](/wp-content/uploads/2024/07/449707424_122157494960151810_7108490979279827977_n.jpg)