Summer Program. Kuliyadda Cilmiga Bulshada iyo Dhaqaalaha Jaamacadda Bariga Africa faraca Qardho ayaa qabatay tababar ku saabsan Maamulida Xafiiska iyo Xirfadaha Xoghaynta.

You are currently viewing Summer Program. Kuliyadda Cilmiga Bulshada iyo Dhaqaalaha Jaamacadda Bariga Africa faraca Qardho ayaa qabatay tababar ku saabsan Maamulida Xafiiska iyo Xirfadaha Xoghaynta.

Summer Program. Kuliyadda Cilmiga Bulshada iyo Dhaqaalaha Jaamacadda Bariga Africa faraca Qardho ayaa qabatay tababar ku saabsan Maamulida Xafiiska iyo Xirfadaha Xoghaynta.

Kuliyadda Cilmiga Bulshada iyo Dhaqaalaha Jaamacadda Bariga Africa faraca Qardho ayaa qabatay tababar ku saabsan Maamulida Xafiiska iyo Xirfadaha Xoghaynta.
Tababarka waxaa bixiyey Ustaad Hassan Hussein oo kamid ah barayaasha Jamacadda ahna madaxa xafiiska cilmibaarista.
Jaamacadda Bariga Africa Qardho oo ka duulaysa kor u qaadidda tayada ardaydda waxay bilowday tababarro xagaaga ah iyo Aqoon Kororsi loo samaynayo guud ahaan ardayda kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda.

Leave a Reply